https://warsom.com/wararka/2020/01/dawladda-kenya-oo-aad-uga-walaacsan-werarada-uga-imaanaya-al-shabaab/

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xoogag lagu tuhusan yahay in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab toogasho ku dileen saddex Macalin degmada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Iyadoo ay Taasi Dhacdey ayey Dawladda Dalka Kenya Heegan Galisay Ciidamada Amaanka,Isla Markaasna Waxey Arrintu U Muuqataa Mid aan Si Sahlan Looga Gaashaaman Karin Weerarada Al-shabaab ku Beegsanayaan Goobo Kamid Ah Gudaha Dalka Kenya Taas oo Ay Ka Walaacsanyihiin Madaxda Dawladda Dalkaasi.

Al-shabaab ayaa dhankooda war ay soo saarteen ku sheegtay mas’uuliyada weerarka lagu dilay saddexda Macalin.

Warbixin ay soo saareen Booliiska Kenya ayaa lagu sheegay in saddexda macallin ee la dilay aysan  deganeyn gobolka.

Al-Shabaab ayaa bayaan ay soo saareen Arbacadii ayaa sheegay in Kenya marnaba amaan noqon doonin ayaga oo u hanjabay dalxiisayaasha  iyo danaha Mareykanka ee dalkaas.

Published by jamhurisom

Waxaan Ahey Waalidka iyo Walaalka Dalka Iyo Dadka Soomaaliya,Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Ahna Xiriiriyaha Axzaabta Siyaasadda Soomaaliya Cali Maxamed Nuux Timajilic.

Leave a comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Create your website at WordPress.com
Get started
%d bloggers like this: